Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsIn ka Badan 30 Ruux oo Soomaali ah oo ku Dhintay Doonyo...

In ka Badan 30 Ruux oo Soomaali ah oo ku Dhintay Doonyo Kula Degay Jaziiradda Madagaskar.

Xogo dheeraad ah ayaa kasoo kasoo baxaya tahriibayaal Soomaali ubadan oo ay doonyo kula qalibmeen Jaziiradda Madagaskar.

Doonyahaan ayaa ka shiraacday xeebaha magaalada Mombasa, waxaana doontiiba saarnaa 35 ruux, iyadoo hadda la xaqiijiyay geerida ugu yaraan 30 ruux.

Halkaan ka Degso Faahfaahinta

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.