Saturday, May 24, 2025
HomeAll NewsKorneyl Sheegay in Ciidankoodii Lagu Weeraray Aadan Yabaal ay Haysatay Habacsanaan Millateri.

Korneyl Sheegay in Ciidankoodii Lagu Weeraray Aadan Yabaal ay Haysatay Habacsanaan Millateri.

Korneyl Khaliif oo kamid ah saraakiisha Dowladda Fedaraalka ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay degmada Aadan Yabaal ee lagu xasuuqay askartii Dowladda Fedaraalka ee halkaasi ku sugneyd.

Wuxuu shaki geliyay ciidannimadooda, maadaama aysan lahayn dhaqan millateri sida uu hadal udhigay.

Hal qaab ayuu sheegay in tan iyo markii uu biwloday dagaalka loo laayo ciidankooda, taasoo ah in xerayaha ay ku jiraan lagu soo weeraro iyaguna aysan wax weerar ah qaadin.

Halkaan ka Degso Warka Korneylka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.