Friday, May 9, 2025
HomeAll NewsMaamulka Islaamiga ah ee Hiiraan oo ka Warbixiyay Dagaallo ka Dhacay Beerayabaal.

Maamulka Islaamiga ah ee Hiiraan oo ka Warbixiyay Dagaallo ka Dhacay Beerayabaal.

Saacadihii lasoo dhaafay dagaallo ayaa ka dhacayay duleedka magaalada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan halkaasoo ay ku dirireen ciidamada milatariga Xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda Fedaraalka oo ay lasocdaan xoogaa maleyshiyaad ah.

Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan, ayaa wareysi uu bixiyay waxa uu ku faahfaahiyay khasaaraha ka dhashay dagaalladaas.

Halkaan ka Degso Warka Waaliga

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.