Sunday, May 18, 2025
HomeAll NewsMaxaa la Gudboon Dadka ku Dhaqan Soomaali-galbeed oo ay Kusii Kordhayaan Tacadiyaadka.

Maxaa la Gudboon Dadka ku Dhaqan Soomaali-galbeed oo ay Kusii Kordhayaan Tacadiyaadka.[WAREYSI]

Mudooyinkii lasoo dhaafay waxaa dhulka Soomaali-galbeed ee ay gumeysato Dowladda Xabashida Itoobiya kusii kordhiyay, tacaddiyaadka uu geysanayo maamulka ay Xabashidu ka dhisatay dhulkaas.

Haddaba maxaan kala soconnaa xaaladda liidata ee ay wajahayaan dadka ku nool Soomaali-galbeed, maxaase la gudboon dadka ku dhaqan mandiqaddaas? waxaa wareysigaan kaga warramaya Suldaan Cabdiqani oo ah Gudoomiyaha odayaasha Dhaqanka ee gobalka Jubada-hoose.

Halkaan ka Degso Wareysiga Suldaanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.