Tuesday, July 1, 2025
HomeAll NewsNusratul-Islaami Wal-Muslimiin oo Askar Katirsan Burkiina-Faaso ku Dishay Gudaha Dalkaasi.

Nusratul-Islaami Wal-Muslimiin oo Askar Katirsan Burkiina-Faaso ku Dishay Gudaha Dalkaasi.

Maaliba maalinta ka dameysa waxaa sii laba laxaadsanayaa weerarada kala duwan ee ay fulinayaan Millateriga jamaacada Nusratul-Islaami Wal-Muslimiin, kuwaasoo ka dhacaya dalalka ku yaalla saxaraha iyo saaxilka Afrika.

Mid kamid ah wadamadaasi oo ay ka dhacaan inta ugu badan hawlgallada Jamaacada waa Burkiina-Faaso, weeraro dhawaan dalkaasi ka dhacay oo ay Mujaahidiintu la beegsadeen askarta xukuumaddan ayaana waxaa ku dhintay ku dhawaad 10 askari.

Dagaalka koobaad ayaa ka dhacay Besaqo oo katirsan gobolka Kalibiilogo, waxaana Burkiina-Faaso halkaasi looga dilay 3 askari, iyado laga furtay hub.

Dagaal kale ayaa ciidanka Mujaahidiinta iyo kuwo Burkiina-Faaso ku dhexmaray Baa oo hoos tagta gobolka Diidoqo ee wadankaasi, intii ay socday iska hor imaadkan ayaa waxaa goobta la dhigay 5 askari oo katirsan Burkiina-Faaso, kuwaasoo dhegta dhiigga loo daray, waxayna weerarkan Mujaahidiintu ku furteen hub iyo agabyo kale.

Sawirro muujinaya hubka ay furteen ayaa waxaa baahisay Az-Zallaaqa oo ah mu’asaso ku hadasha afka Jamaacada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.