Monday, April 14, 2025
HomeAll NewsQaxootiga ku nool xeryaha Dhadhaab oo wajahaya xaalado adag oo dhanka...

Qaxootiga ku nool xeryaha Dhadhaab oo wajahaya xaalado adag oo dhanka nolosha ah.

Qaxootiga ku nool xerada Ifo 2 oo kamid ah xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab oo ku yaalla dhulka Soomaaliyeed ee ay Kenya Gumeysato, ayaa wajahaya xaalado adag oo dhanka nolosha ah.

Dadka ku nool xeradan oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warramay sicila iyo nolol xumida ay ku wajahyaan halkaasi, iyagoo sheegay ineysan haysan raashin iyo biyo.

Waxay intaasi ku dareen iney la’yihiin hoy iyo Suuli intaba, iyago dhanka kale qiray ineysan wax faa’iido ah ka helin halka ay tageen.

Maalmo kahor ayey ahayd markii isla xeradana ay ku dhimatay haweeney sababsatay isbuurasho ka dhalatay raashin halkaasi ay hay’adaha shisheeye ku qebinayeen.

Halkaan ka Degso Warka Qaxootiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.