Tuesday, July 1, 2025
HomeAll NewsRuushka oo Sheegay inuu La Wareegay Magaalooyin kamid ah Ukraine.

Ruushka oo Sheegay inuu La Wareegay Magaalooyin kamid ah Ukraine.

Wasaaradda dagaalka ee dowladda Ruushka ayaa sheegtay, in ciidankoodu ay la wareegeen magaalada Fulkufu oo katirsan mandiqadda Donetsk ee wadanka Ukriane.

Ciidamada Ruushk ayaa magaalada kula wareegay dagaal ay la galeen askarta Ukriane, kadib markii ay weerareen fariismiyaal ay ku lahaayeen magaaaladaasi.

Sidaasi si lamid ah wasaaradda difaaca ee xukuumadda Mooskoow waxay maalintii Isniinta ee lasoo dhaafay ku dhawaaqday iney la wareegtay magaalooyinka kala Nofogorofka iyo Washifetshinko oo ka kala tirsan mandiqadda Dontesk iyo gobolka Loganisik.

Todobaadyo kahor ayey ahayd markii sidan oo kale Ruushku uu la wareegay magaalo dhacda Bariga Ukirane.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.