Mid kamid ah odayasha dhaqanka ee kasoo jeeda deegaannada uu ka taliyo maamulka labaxay Puntland, ayaa Siciid Deni oo ah hogaamiyaha maamulkaas wuxuu ku eedeeyay inuu wax ka ogyahay tallaabooyinka ay kooxo Kirishtaan iyo Yahuud ah ka sameeyeen magaalada Garoowe.
Wuxuu sheegay in Deni uu isagu yahay madaxweynaha ka taliya deegaannada uu kajiro maamulka labaxay Puntland, isaguna deegannadaas kusoo gurayo dad Yahuud iyo Kirishtaanbo leh.