Mid kamid ah siyaasiyiinta Soomaalida ayaa sheegay in Turkigu uu cadow ku yahay umadda Soomaaliyeed, isagoo ku baaqay in maxkamad lasoo taago Xasan Sheekh.
Siyaasi Mukhtaar oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaalida ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in Turkiga uu yahay cadowga umadda Soomaaliyeed, islamarkaana uu dhibaatooyin umaleegayo bulshada.
Waxa uu sheegay inuu xaaraan yahay heshiiskii uu Xasan Sheekh kheyraadka Soomaaliya ugu beylihiyay Turkiga, isagoo ku baaqay in Maxkamad lasoo taago Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka.
Halkaan ka Degso Warka Siyaasiga