Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsWabiga Jubba ee Mara Degmada Jamaame oo soo Tufay Wiil uu Shalay...

Wabiga Jubba ee Mara Degmada Jamaame oo soo Tufay Wiil uu Shalay Qaaday.[DHAGEYSO]

Wabiga Jubba ee Mara magaalada Jamaame ee gobalka Jubada-hoose ayaa maanta soo tufay wiil dhalinyaro ahaa oo shalay wabigu qaaday.

Qaar kamid ah ehelada wiilka iyo dad shalay xalay ilaa maanta ku sugnaa wabiga ayaan wareysiyo la yeelanay.

Wiilka Wabiga uu qaaday ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi Cali Xasan oo ku magac dheeraa Cabdi Faruurow.

Halkaan ka Degso Wareysiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.