Askari Katirsan ciidanka Dowladda Fedaraalka ayaa wiil bajaajle ah ku dilay magaalada Muqdisho.
Wiilkan oo ahaa wade mooto Bajaaj ayaa maanta lagu dilay degmada Dharkeynleey ee magaaalda Muqdisho.
Dilka wiilkan ayaa waxaa ka dambeeyay askari katirsan Dowaladda Fedaraalka, wuxuuna yimid kadib markii isagoo laamiga dhinac maraya ay mootadu biyo ku firdhisay askariga, maadaama magaaladu ay roobab xooggan ka da’ayaan.
Qof goob jooge ah oo ku sugnaa halka uu dilku ka dhacay ayaa warbaahinta uwarramay.