Tuesday, April 29, 2025
HomeAll NewsWiil Dhalinyaro ah oo soo Dahweynta Abiy Axmed Darteed Loogu Dilay Muqdisho.

Wiil Dhalinyaro ah oo soo Dahweynta Abiy Axmed Darteed Loogu Dilay Muqdisho.[DHAGEYSO]

Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Xabashida Itoobiya Abiy Axmed ayaa waxa uu shalay kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu si diirran ugu soo dhaweeyay Xasan Sheekh oo ah madaxweynaha Dowladda Fedaraalka.

Dad badan oo ka careysan booqashada Abiy ayaa waxa ay isku soo bax kaa dhigeen xeebta Liido ee Muqdisho, halkaas oo la geeyay ra’iisl wasaaraha Itoobiya, waxaana ciidanka Dowladda Fedaraalka ay goobta ku dileen mid kamid ah dhalinyaradii ku sugnaa halkaas.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.