Tuesday, July 1, 2025
HomeAll NewsXubno Katirsan Maamulka Soomaaliland oo Dhulboob Kawada Deegaanno Katirsan Togdheer.

Xubno Katirsan Maamulka Soomaaliland oo Dhulboob Kawada Deegaanno Katirsan Togdheer.

Maxamuud Cali Saleebaan oo ah gudoomiyaha gobolka Togdheer ee maamulka labaxay SOomaaliland, ayaa sheegay in xubno katirsan maamulkaasi ay wadaan in si sharci darro ah ku qaataan dhul daaqsiin ku yaala gobolka Togdheer.

Wuxuu sheegay in shakhsiyaadkaas oo wata cagaf-cagafyo waaweyn, ay dhul daaqsiinkii xooluhu daaqi jiray banneeyeen, iyagoo doonaya iney beero ka dhigtaan, arinkaasi oo uu sheegay iney tahay mid aan la ogolaan doonin.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.