Sheekh Mahad Warsame Abuu Cabdiraxmaan oo kamid ah masuuliyiinta sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa isagoo ka qeybgalayay barnaamij gaar ah oo loogu magacadaray ” Guutada Istish-haadiyiinta iyo Geylanka Soomaaliya” ayaa bogaadiyay kaalinta Istish-haadiyiintu ka qaadanayaan dagaalka lagu difaacayo Soomaaliya.