Monday, June 9, 2025
HomeAll NewsQoraa Yahuudi ah oo Sheegay in Dhibaato Diblumaasiyadeed kala Kulmayaan Latin America.

Qoraa Yahuudi ah oo Sheegay in Dhibaato Diblumaasiyadeed kala Kulmayaan Latin America.[WARBIXIN]

Marka laga yimaado haziimada iyo dhibaatada xooggan ee maamulka Yahuudda ka heysata duullaanka uu ku qaaday Marinka Qazza, ayaa waxa uu dhanka kale wajahayaa azmooyin xagga dibadda ah.

Qoraa Yahuudi ah ayaa waxa uu sheegay, in dhibaato diblimaasiyadeed ay kala kulmayaan dowladaha dhaca Latin America, kuwaas oo qaarkood si dhameystiran xiriirka ugu jaray Yahuudda, waxa uuna azmadaan ku sifeeyay mid ka dhan ah Kayaankooda.

Halkaan ka Degso Warbixinta Yahuudda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.