Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay, sida ay u arkaan, madaxweynaha Dowladda Fedaraalka oo la gudoonsiiyay abaalmarinta hoggaaminta Afrika.
Waxa ay sheegeen in Xasan Sheekh uu yahay hogaamiye xun oo dhibaato ku haya dadka Soomaaliyeed, uusanna mudneyn in billad sharaf la gudoonsiiyo.