Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay, in Shisheeyaha loo ogolaaday iney Khamriga ku dhex iibiyaan dalka.
Xasan Sheekh oo ah Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ayaa shaaca ka qaaday, in dadka Shisheeyaha loo ogolaaday iney khamriga ku dhex iibiyaan dalka.
Waxa uu tilmaamay in dad Soomaali ah fasaxaasi ku doodaya ay iyaguna billaabeen iney khamriga ka ganacsadaan.